Xijaabku waa ma dhaafaan ( gabay )

Xijaabku waa ma dhaafaan
Xushmada iy sharaftaba
Xijaabkaa u Aabbe ah
Xijaabka xidhashadiisaa
Xaqa siiya dumarkoo
Xarragiyo wanaagiyo
Xasillooni degganida
Xurmaynta waajibaadkiyo
Xeerka Alle ku toosnaan
Xalaal weeye qurux badan

www.fariintaislaamka.blogspot.com

Comments