Xeradoodu waa Janno ❤ Adduunkoodna waa xurmo (Gabay)

Xijaabku haweenkuu Xaqoodii ilaashoo
U horseeday xurmo oo U xaddiday masiirkood
Xoolohoodu waa nolol Xidhiidhkoodu waa khayr
Xeradoodu waa Janno Adduunkoodna waa xurmo

Comments