Daqiiqad kaliya waxaad ku dhawaaqi kartaa Qawlka Sugnaanta

Daqiiqad kaliya : Waxaad odhan kartaa Laa ilaaha ilallaah qiyaastii 50jeer, waana kalmada tawxiidka, kalmad wanaagsan, qawlka sugnaanta, qofkii ay ahayd hadalkisii ugu danbeeyey aduunkuna Jannaduu galaa.

Comments