Khatarta Shiicadu ku hayso muslimiinta

Waxaana shaki igaga jirin hadii iiraan ay u suurowdo inay nukliyeer sameyso oo quwad gobolka ka jirta ay noqoto , meesha ugu horeysa ee ay ku duuli doontaa waa makka iyo madiina , maxaa yeelay lama hayo taariikhda islaamka ee 1400 oo sano ah shiico ku duushay gaalo, laakiin taariikh kasta markay awood helaan awoodooda waxay ku burburin jireen muslimiinta

Comments