✉ Islaamku waa fariintii u dambeysay ee Allah ka timi


Nabi Muxammad (N N K) waa rasuulkii u danbeeyey ee Eebbe ku soo afxidhay taxanihii Anbiyada. 
 Diinta Islaamkuna waa diintii u danbaysay, diimaha Alle soo dejiyey, Islaamku waa farriintii u danbaysay ee Alle ka timi, Waa farriin dhamaystiran , dhowran ,oo dheellitiran, waa diinta kaliya ee Alle raalli uga noqday adoomaha, waa diinta xalka u ah aduunkan jahawareersan, maanta

Comments