Caqli u furan inuu bisleeyo arin walba oo soo waajaha.


 Had iyo jeer waxaa jiri doona arimo aynaan aqoon u lahayn, amma aynu ka haysano fikir qaldan, waxaynu u baahan doonaa ineynu kordhino aqoonteena si joogta ah, oo aynu lahaano caqli u furan inuu bisleeyo arin walba oo soo waajaha.

Walaalkiin Sheekh Almis Xaaji Yaxye

Comments