Bixi 1$ , Ha Dilo Qof Carbeede



1950 ayaa ay Yuhuuda degen dalka Maraykanku isku soo baxeen fagaarayaasha iyaga oo ku celcelinaya Bixi hal doolar, ha dilo qof carbeede”. Hadana dunida kamay dhicin in dawlad kali ahi ay ku tilmaanto, xaqjirnimo iyo cunsuriyadnimo , waa in cidii aduunyada wax u dhimaysa laga qabtaa cadaan ama madoow muslim ama gaal kuu doono ha ahaadee

Comments